Baaq Ay Soo Saareen Qurbajooga Beesha Sacad Muuse Oo Ay Ku Taageerayso Go’aanka Madax dhaqameedka, Wax Garadka, Aqoonyahanada Iyo Bulshoweynta Beesha
Baaq Ay Soo Saareen Qurbajooga Beesha Sacad Muuse Oo Ay Ku Taageerayso Go’aanka Madax dhaqameedka, Wax Garadka, Aqoonyahanada Iyo Bulshoweynta Beesha
Waxaanu Hiil Iyo Hooba La Barbar Taaganahay Madax Dhaqameedyada Beesha: Naf Iyo Maalbana U Huridoono Hadii Xukumadu Ka Waantoobiwaydo Dal Balaadhsiga Iyo Deegaan Durugsiga Ku Salaysan Awood Sheegasho Madaxweyne.
Dhul Dadkii Leeyihiin Xoog Laguma Dhaxal Wareejin Karo: Gobolna Gobol Kale Taako Looma Goyn Karo Ee Dastuurka Dalka Yaan Lagu Tuman: Ninna Hantidiisa Lagama Faramaroojin Karo Ee Dalka Yaan Xasilooni Darro Laga Abuurin.
Ciidamadii Qaranku Ma Waxay Noqdeen Wax Shacbiga Somaliland Loo Adeegsado
Hadii shacbiga reer Somaliland aynaan is kaashan karin oo wax kastoo nabad gelyada wada noolaashaha Dariswanaaga iyo wax isu ahaan shaha la ilaalin karin noqon mayno dal gaadhina mayno halka aynu hiigsanayno. Waxan shacabka Somaliland dareensiinaynaa in xoogii ciidanka lagu soo jeediyo shacabkii wadaniga ahaa oo maalinba meeshii cabashadeeda muujisaa la dul dhigaa , taa waxa kuu cadaynaysa Maalintii Madoobayd ee qaraxyadu inagu habsadeen Ciidankii dalku wuxuu ku mashquulsanaa oo Cabudhinayeen wadanyiin dhul beeroodkoodii awood dawladeed lagaga qaadayey , ka dib waxaa dhacay in si fudud oo aan cabsi lahayn Argagixisadii uga fulisay hawlahooddii axmaqnimada ahaa , markaa waxan weydiinayaa Bulshada Somaliland haddii ciidanku heegan u yihiin difaaca cadowgeena uma suura gasheen inay si fudud hawl gal uga sameeyaan caasimada dalka. Laakiin nasiib daro Xukuumadu marna shacabka ayey awooda dul dhigtaa marna Axsaabta mucaaridka oo dhaqdhaqaaqooga la ilaaliyo.
Shacabka Somaliland iyo aqoonyahankeega iyo odayaasheeduba waa in ay ka fikiraan maanta dhibaatada ina haysta, taasoon u aragno aqoon gaabnimo in aanu qofku lahayn in uu maamul hogaamiyo, mucaaridiinta iyo muxaafidba halkii looga gudbi lahaa dib haysaga arkaan.
Waxan kaloo aan la qabnaa dareenka , diidmada iyo jawaabta waafiga ah ee ay ka bixiyeen Caaqiladada iyo waxgaradka Gobolka Gabiley Jawaabtii aan loo meel dayin ee meel u socoto iyo meel ay u jeedo aan la garanayn ee uu soo tuuray wariirka maqaar saarka ahi. Anagoo la qabna dareenka ereyadaa ay isticmaaleen oo ah sidan:-
Xubno isugu jira cuqaal iyo duqey kasoo jeeda Gobolka Gabiley ayaa jawaabo kulul ka bixiyey Warsaxaafadeedkii Wasiirka Madaxtooyadu ku beeniyey Warkii kulanka Madexweyne ku xigeenka iyo Madaxdhaqameedka Gabiley taas ,oo ay ku tilmaameen inaan Wasiirka Madaxtooyada Jawaab iyo hadal uga banaaneyn kulankaasi.
Caaqil Axmed C/laahi Xareed oo katirsan Cuqaasha Gabiley,oo kulankaasi goob joog ka ahaa ayaa GABILEYNEWS u sheegay in Wasiirka Madaxtooyadu kulankaasi joogey haseyeeshee,aanu wax hadal ah iyo wax arin ah midna ku darsan wadahadaladii Madaxweyne kuxigeenka iyo Madax dhaqameedyada Gobolka Gabiley taas oo aan looga baahneyn in uu muuqaal ahaan oo kaliya Wasiirku meesha u yimaado balse looga baahnaa in uu ukala dabqaado sida wasiirada dhigiisu yihiin dadka uu kasoo jeedo iyo Golaha Xukuumada uu ka tirsan yahey,oo amarna ha qabee uu hadal uun noo soo jeediyo isagoo arimahaa kahadlaya wuxu hadlkiisa ku bilaabey sidan .
“Madexweynekuxigeenka waxaan ku idhi maalintaa aanu kulaney Libaaxu markuu dhinto ayaa xoogiisa latusaa,adigana malha aakhiradaa lagu tusayaa,wasiirkuna wuu joogey mooyaane wax hadal ah iyo wax arin ah midna kumuu laheyn kulankaa iyo intii ka horeysaba markaa waxa wax aad loola yaabo ah jawaabaha danbe ee uu kulankaasi kaga hadlayey oo aan lagaraneyn cid alaala cid uu ku raali galinayo oo waxa aan aaminsanahey in aan Xukuumaduna uga baahneyn sababtoo,ah waxa laga filayey in uu arimaha jirey ka arimiyo oo uu cuqaasha wax yidhaahdo,oo uu Xukuumada isagoo matalaya arimaha kahadlo oo dhinaca Madaxweynaha war ku celiyo,talo kalasoo noqdo sida Wasiirada Dhigiisa ah uu wax dhaqdhaqaajiyo laakiin loogama baahneyn in uu muuqaal ahaan oo kaliya meesha la joogo horeyso iyo danbeysaba hadana goor xeedho iyo fandhaalba la kala dhameystey uu Warsaxaafadeed aan meelna heysan ku jawaabo”Ayuu yidhi caaqilku.
Waxa kale oo isaguna arintaasi kahadley Caaqil Farxaan Muxumed Taani oo sheegey in Wasiirku aanu laheyn karaamadii iyo martabadii uu lahaan jirey ninka Xukuumada u matala deegaanka Gobolka Gabiley islamarkaana uu yahey nin Horana Taariikh madow u qaatey imikana ku darsadey mid labaad “magaca wasiirka mooyaane waxan aaminsanahey in aanu caaqil iyo odey kaliya midna eray u sheegi karin ,Golaha Xukuumada uu katirsan yaheyna kaba daran baan leeyahey sababtoo ah ninka shicibkiisa’aan kalmad ku odhan karini ma ina Rayaale ayuu wax u sheegi karaa,anigaabu hadalkii igala baqaye waxanan leeyahey Warsaxaafadeedkii Jamhuuriya ku qornaa malha Wasiirka Macdantaa Qorey”Ayuu Yidhi Caaqilku.
Waxa kale oo isaguna kahadley arintaasi caaqil Geydh Cige oo sikulul u cambaareeyay Wariyaha Haatuf ee Gobolka Awdal kaas oo uu ku sheegay in uu had iyo jeer isagu jeebkiisa ka qorto warar isku ceyn iyo beyd go,an oo dhinac ka raran sababtoo ah ayuu yidhi Warka uu dhawaan qorey ee uu ku sheegay in Magaalada Boorame laga hub urursadey waxanu aaminsahey in uu mashruuc kaga qaatey Xukuumada Rayaale iyo ninka ay ilmaadeerka yihiin ee Badhasaabka Awdal oo aan iyaga waxba uga cabin dhulkaa lagu muransan yahey,arintooduna tahey in ay iska Jiheeyaan beesha reer nuur ee ay Boorame u diidan yihiin waxanan u sheegayaa inaan idhaahdo madidee hargoolow ha igu tumin durbaanada iyo daasdaha madhan.
Odey Ibraahim Mixile Abraar ayaa isaguna gabagabadii hadalo kulul usoo jeediyey Wasiirka Madaxtooyada waxana hadaladiisa kamid ahaa”Waxaan ku leeyahey kolka horeba Nuurow waxad qaadatey cad quudheed oo waxad booskiisii tagtey ninkii daraadaa isku casiley,Somaliland oo dhanbaa dadkeena kula yaabtey ficilkaaga hadan indho adeygaaga waadigaa jawaabta kabixinaya kulankii aad Goob-jooga ka aheyd ee aad kalmad ka odhan kari weydey adiga iska daayoo Ubadkaaga ayey jawaabtaada iyo hadlkaagu Taariikh Madow ku noqonoyaan,hadaa noqon laheyd nin booska uu joogo wax ku qabana hadlkaagu nama dhibeen ayaan kusoo koobayaa hadlkeyga”Ayuu hadlkiisa kusoo khatimey.
Gabagabadiina waxey soo jeediyeen in aqoonyahanka Waxgaradka,Madax dhaqameedyada ,dhalinyarada iyo guuda haanba dadweynaha deegaanka Gobolka Gabiley ay gudo iyo dibadba canbaareeyaan hadalkaa Wasiirka Madaxtooyada iyo habdhaqanka uu kula dhex joogo Xukuumada oo aanu qof jiraba aheyn.
Sidoo kale waxan mar labaad taageeraynaa baaqii ay hore u soo saareen Suldaanada sacad muuse , waxanan halkan hoose ku soo ban dhigaynaa dareenkayga :-
DHUL BOOBKA IYO DEEGAAN DOORISKA AY XUKUUMADDU KA WADDO GOOBO KA TIRSAN GOBOLKA GABILEY IYO WAQOOYIGA GOBOLKA MAROODI JEEX; DEEGAANADAAS OO SIDA TAARIIKHDU SUGAYSO DHAMMAANTOOD KA TIRSAN GOBOLLADA GABILEY IYO MAROODI JEEX, AYAA HADDA WAXA SOO SHAAC BAXAYA IN AY XUKUUMADU DAMACSANTAHAY IN XOOG IYO AWOOD CIIDAN DEEGAANADAA LAGU HOOS GEEYO GEBI AHAANTOOD GOBOLKA AWADAL IYADOO HABA YARATEE AANY JIRIN WAX MURAN
DEEGAAN AH OO TAARIIKHIYAN UGA DHEXEEYEY GOBOLKA MAROODI JEEX IYO GOBOLKA AWADAL.
Annaga oo ah qurbajoogta reer Somaliland ee ka soojeeda Gobollada Gabiley iyo maroodi Jeex kuna kala nool waqooyiga Ameerika, Wadamada Midowga Yurub, Bariga dhexe, Australia iyo daafaha adduunka intiisa kaleba waxa aanu halkan ku soo gudbinaynaa aragtidayada ku wajahan go”aanka amar ku taagleynta iyo awood sheegashada ku salaysan ee xukuumadda Madaxweyne Riyaale ku dooneyso in deegaano ka tirsan Gobolada Gabiley iyo Maroodi Jeex lagu hoos geeyo Gobolka Awdal. Waa arrin ugub ku ah Qaranka Somaliland in qaab dhismeedka Gobollada iyo Degmooyinka cudud milateri lagu bedelo.
Arrintaasina waxanu u aragnaa midaan marnaba suurto geleyn, ciddii sidaas damacsanina waxa hubaal ah in ay ku hungoobi doonto. Colaad hurinta xukuumaddu ka dhex waddo Gobolada deriska ah waxanu u aragnaa jidgooyo lagu minjixaabinaya geedi socodka dimuqraadiyada iyo xasiloonida Somaliland ku talaabsatay.
Hadaba annaga oo tixgelinayna go”aamadii iyo heshiisyadii ka soo baxay shirarkii beelaha Soomaalilan ee lagu qabtay magaalooyinka Burco (Bishii May 1991), kii Boorama (February 1993), iyo shirweynihii magaalo madaxda dalka 1997); annagoo tixgelinayna hab dhaqanka geedi socodka madaxbanaanida Jamhuuriyada Soomaliland, annaga oo qadarin iyo ixtraamba u hayna distoorka qaranka Somaliland, xeerka doorashada, Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka, iyo heshiisyadii ay wada gaadheen saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranku ee dhammaantood qeexaya in degmooyinka doorasho ay ahaan doonaan sidii uu xaalku ahaa 26 June 1960, ayaa waxa argagax nagu noqday tallaabadu ay dawalddu kula kacayso deegaamada woqooyi ee gobollada Gabiley iyo Maroodi-Jeex, ee ay damacsantahay inay deegaamo gobolladaasi leeyihiin xoog lagu hoos geeyo gobolka Awdal.
Waxaanu caddaynaynaa inaanaan marnaba u dulqaadan doonin sida foosha xun ee Madaxweynaha Qaranku u baalmarayo iskagana indhatirayo qodob ka mid ah qodobada xeerka kala xadeynta Gobollada iyo Degmooyinka iyo xeerka diiwaangelinta ee muwaadiniinta deegaanadaas ku dhaqan looga duudsiyayo xuquuqdoodii distooriga ahayd.Waxannu halkan taageero buuxda ku siinaynaa baaqyadii ay soo saareen salaadiinta beesha Sacad Muse ee gobollada Maroodi Jeex iyo Gabiley 25kii October, 2008 iyo taladii uu soo jeediyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir, waxananu ka digaynaa cawaaqib xumada ay keeni karto dhul gobol ka tirsanaa oo gobolkale la raaciyo.
Waxaannu arkaynaa in go”anka xukuumaddu ku tallaabsatay haddii aan dhakhso looga noqon uu yahay mid carqalad weyn ku noqon kara diiwaangelinta codbixiyeyaasha, qas iyo qalaalaasena ka dhex-abuuri kara dadka walaalaha ah ee ku kala nool labada gobol ee Maroodi Jeex iyo Awdal iyo guud ahaan jamhuuriyadda Somaliland, dhibaatada ka timaaddaana ay noqon doonto mid dusha ka saaran Xukuumadda abuurtay xaaladaan adag
ee shuruucda dalka u taalla iska indho tiraysa.
Marka dib loo raaco sooyaalka taarikheed ee gobolka Hargeysa intii u dhexaysay 1960kii iyo 1969kii waxa dalkeenna ka dhacay saddex doorasho oo kala ahaa 1960, 1964 iyo 1969 saddexda doorasho marna wax muran deegaan ahi kama uu dhex aloosmin labada degmo ee Hargeisa iyo Awdal ee jaarka ah, taas oo ka marag kacaysa in sawaxanka iyo hummaaga hadda soo shaacbaxay uu yahay mid aan loo baahnayn iyo been abuur aan sal iyo raad toona lahayn. Marnaba taariikhda laga soo helimaayo degaamo ka tirsanaa Awdal oo deegaanka Hargeysa sifo sharci darro ah lagu raaciyay, ciddii haysa caddaymo noocaas ahi way soo bandhigo kartaa, Waxannu arkaynaa inay arrintani tahay afduub iyo cadaalad darro lagula kacayo dadka deegaanadaa u dhashay.
Sidaa daraadeed waxa aanu soo jeedinaynaa:-
1) In xukuumaddu si deg deg ah uga saarto dhammaan ciidamada ay ku soo daabulayso deegaanada Gobolladda Maroodi Jeex iyo Gabiley. Awood Sheegasho, hanjabaad, cagajugleyn, iyo ciidan loo adeegsado shacbiga beeshu u dulqaadanmayno. In badan ayey Beesha Sacad Muuse u dulqaadatay dhulboobka xukuumaddu waddo annaga oo tixgelineyna nabad gelyada dalka. Haddii se xukuummaddu ay aaminsantahay in ay xoog ummada ku muquunin karto, taariikhda dib ha u milicsato. Waa wax laga xishoodo sharciga dalka u dejisan lagu amarku taagleeyo.
2) In ay komishinka Doorashooyink Qaranka ee u
xilsaaran diiwaangelintu si dhakhso ah uga noqdaan go”aankaa halista ku ah degganaanshaha dalka ee tilmaamaya in Goobaha ka tirsan Gobollada Gabiley iyo Waqooyiga Maroodi Jeex si madax banana loo diiwaangelinayo. Waxananu Komishanka ku war gelinaynaa in wax muran ahi abid ka dhex aloosnayn Gobollada Maroodi Jeex iyo Awdal. Waxa la gudboon Komishanka Doorashooyinka Qaranku fahmaan Gudashada xilka ay ummadda u hayaan saxaana qaladkaa distooriga ah ee ay galeen, si dadka degmooyinkaa ku nooli ugala qayb qaataan Diiwaangelinta codbixiyeyaasha sida walaalahooda kale ee dalka ku dhaqan.
3) In Komishinka Doorashooyinka Qaranku xilkooda u gutaan si waafaqsan distoorka iyo xeerarka ka farcama ee loo xilsaaray, kana waantoobaan xeer-jajabka iyo habrashada ay u habranayaan xukuumadda Rayaale, si looga badbaado cawaaqib xumo ku iman karta geedi socodka dimuqradiyadda iyo doorashooyinka ay Somaliland higsanayso.
4) In ay dawladdu ku dhaqanto distoorka qaranka oo ay fara-gelinta ka dayso xuduudihii ay degmooyinka dalku lahaayeen 1960kii oo aan muran ku jirin inay degaanadaa la afduubayaa ka tirsanaayeen degmada Hargeisa.
5) Haddii aan sidaa la yeelin, waxannu sii arkaynaa in natiijada doorashadu noqon doonto waxba kama jiraan, wixii cawaaqib xumo ah ee ka yimaadda arrintaasina waxay noqon doonto mid ay ka mas”uul yaha Madaxweyne Riyaale oon cid kale ku wehelin doonin.Waxannu ku soo gunaanadaynaa baaqayagan, been ma sheegto taariikhdu, ma bukooto taariikdhu, mana baqato taariikhdu ee budhaynta ha laga daayo shuruucda dalka loo dhigay.
Wabillaahi tawfiiq
Liiska magacyada Qurbajoogta beesha Sacad Muse ee kakala yimid gobollada Maroodi Jeex iyo Gabilay ee baaqa
taageeray.
Liiska Canada:
1. Mahamud Ali Abushanab
2. Jamal M. Muse
. Saada Mohamad adan.
3. Mohamud Muse Abu shanab
4. Mahdi Muhumed Nur
5. Yasin Mawlid Rage
6. Mohamed Abdi Husein
7. Mohamed Elmi Ayaanle
8. Sh. Nazir Abdi Ali
9. Hasan Omer Abushanab
10. Yussuf Jamal M. Musse
11. Ahmed Mohamed Omaer
12. Said Omar Said Hussein Filfil
13. Mohamed Hussein Filfil
14. Mohamed Muhumed Liban
15. Yusuf Ibrahim (Libax)
16. Ali Adan Said
17. Aden Dahir Barkhad
18. Abdiqadir Qalib
19. Yasin Abdillahi Tani
20. Abdihakin Omar Musa
21. Ahmed Ali Dualeh
22. Abiib Ahmed Olhaye
23. Mahamed Muhumed Warsame
24. Hasan Abdi Mah (Shiine)
25. Ahmed Abdillahi Diriye
26. Yasin Abdi Qalib
27. Husein Abdi Tani
28. Ahmed Omar
29. Abdi Farah
30. Mahamud Husein Wacays
31. Abdillahi Yussuf
32. Muse Nur Dualeh
33. Mohamed Nur Dualeh
34. Musa Arab Obsiye
35. Mahamed Arab Obsiye
36. Jama Abdillahi
37. Muse Ibrahim Bokh
38. Abdifatah Ahmed Aw Yusuf
39. Aden Muhumed (Biibii)
40. Omer MAhmed Muhumed
41. Sadiq Mahamed Muhumed
42. Rashid Ali
43. Mukhtar Osman H. Abdi
44. Siad Yusuf Buuni
45. Mahamed Muse Alin
46. Aden Abdillahi Hanfi
47. Khadar Omer Egeh
48. Yasin Omer Musa
49. Abdirahman Ahmed Farah
50. Hasan Good Jibrir
51. Mahamud Yusuf Dualeh
52. Abdiazis Hasan Warsame
53. Ali Husein Aw Ali
54. Daud Aden
55. Abdi Ali Nur
56. Abdi Aw Mahamud Ismail
57. Hashi Egal
58. Mukhtar Muhumed Abdillahi
59. Mukhar Dahir Madat
60. Mahamed Mal
61. Abdikarin Husein Abdi
62. Jibriir Hasan Warsame
63. Ahmed Ali Abas
64. Abdirisaq
65. Dualeh Jama
66. Khadar Abshir
67. Hasan Yusuf Ali
68. Muhyadiin Abdi
69. Samater Jama Hassan
70. Guleid Jama Hassan
71. Lodon Jama Hassan
72. Mohamed Ahmed
73. Mahamud Ahmed
74. Omar said
75. Farah Jama
76. Abdirashid Hasan
77. Abdirisaq Omar
78. Hasan Barre
79. Husein Barre Yusuf
80. Ismail Mohamed Abokor
81. Aden Dahir Barkhad
82. Mohamed Yusuf
83. Mohamed Olyahe
84. Omar H. Mahamud
85. Omar Dhegjar
86. Rashid Yusuf
87. Abdi Gaydh
88. Ali Haji Yusuf
89. Dr. Mohamed Rabi
90. Said Muse
91. Abdinazir inagaydh
92. Deeq Abdi Guray
93. Mohamed Biixi
94. Ali Aw Aden
95. Mohamed Nuh
96. Abdi Dhegaweyne
97. Rashid Ahmed
98. Ahmed Ali Nur
99. Mohamed Osman
100. Aden Nur Awaleh
101. Jibril Ahmed Jama
102. Ismail Ahmed
103. Mohamed Aw Abdi
104. Ahmed Samater
105. Abdi Husein
106. Hassen Abdillahi
107. Ali Hasan
108. Mohamed Hasan
109. Aden M. Egeh
110. Faisal Isaxal
111. Keyse Barkhadle
112. Abdulrashiid Ali Hassan
113. Ali Adam Tani
114. Jama Adam Tani
115. Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
116. Omer Hassan Mohamed
117. Yassein Abdilllahi Elmi
118. Abdillahi Ahmed Warsame
119. Mohamed Ali Warsame
120. Ahmed Ali Ibrahim
121. Abdulqadir Ali Ibrahim
122. Mohamed Ali Ibrahim
123. Mustafa Mohamed Ibrahim
124. Fowsi Abdillahi Abdi
125. Hassan Abdillahi ABDI
126. Abdulkarim Abdillahi Abdi
127. Abdirahim Abdillahi Abdi
128. Abdi Mohamed Essa
129. Saeed Ahmed Hersi
130. Awil Aden
131. Faisal Omer Hassan
132. Mustafa Abdi Mousa
133. Ali Adan Samater
134. Mohamoud Adan Samater
135. Mohamed Yusuf Samater
136. Abdirahman Yusuf Samter
137. Abdirhaman Osman Yussuf
138. Idriss Ibrahim Ahmed
139. Saeed Ibrahim Ahmed
140. Mustafa Ibrahim Ahmed
141. Mahdi Ibrahim Ahmed
142. Mahfouz Ibrahim Ahmed
143. Mohamed Ibrahim Ahmed
144. Najib Ibrahim Ahmed
145. Idris Abdirahman Mousa
146. Mustafa Abdirahman Mousa
147. Hassan Ali Banjawi
148. Hassan Dahir Saeed
149. Ahmed Abdi Ahmed
150. Ahmed Mohamoud Jirde
LIISKA USA:
1. Mohamed Abdi Hirsi
2. Mohamed Hussein Issa
3. Hassan Bihi Yonis
4. Hussien Ali Hanfi
5. Abdirahman Jama Abokar
6. Mohamoud Hashi
7. Mohamed Yussuf Gaagab
8. Nasir Abdillahi Yussuf
9. Abdirahman Mohamed Hassan
10. Dahir Hashi Madar
11. MoAhmed Abdi Elmi
12. Fadumo Essa Yonis
13. Saeed Aw Osman Ismail
14. Abdikarim Qasim
15. Ahmed Jama Yasin
16. Xassan Yonis Abdillahi
17. Farhaan Ibrahim Cabdillahi
18. Khadar Cabdiraxman Cabdillahi
19. Samiir Cali Ahmed
20. Abdillahi Yussuf Akoule
21. Ahmed Yussuf Akoule
22. Abdi M. Rodol
23. Ali M. Rodol
24. Mahamud Gaagaab
25. Ibrahim Abdi Arabay
26. Mahamed Yussuf Osman
27. Ibrahim Abdi Geele
28. Khadar Baarabiyaan
29. Mahamed Odowaa
30. Hussien Beergeel
31. AbdiHakim Hassan Hashi
32. Mohamed Hassan Hashi
33. Rashiid Haraf
34. Abiib Jama
35. Hassan Moge Hirsi
36. Mahamed Abdillahi Jawaan
37. Sidik Ali Diriye
38. Muktar Mure Warsame
39. Mahamed Abdillahi
40. Mahamed Sulub Omar Hashi
41. Jamal Abdi Gaboobe
42. Omar Sanyare
43. Hamze Abdikarim
44. Ahmed-Yasin Abdikarim
45. Nasir Abdikarim
46. Mahamed Idoor
47. Ahmed Abdi Rodol
48. Mahamed Abdi Rodol
49. Hussien Abdi Rodol
50. Shiekh Mahamed Sh. Abdirahman Kariye
51. Nuradin Sh. Abdirahman Kariye
52. Mahamed Ahmed Yussuf Akoule
53. Sahardid Aw-Abdi Buuni
54. Mustafe Siad Muhumed Adan
55. Abdirahman Haji Abdillahi Ismail
56. Ahmed Nur Daule
57. Abdirisaq Sh. Abukar
58. Ali Hayaan Mahamud
59. Abdirahman Mahamed Jama
60. Faisal Mursal Hussien
61. Abdisalan Mursal Hussien
62. Mahamed Ahmed Elmi Gadiid
63. Rashiid Case
64. Abdikarim Nadif Qasim
65. Haji Mumin
66. Abdirisaq Haji Mumin
67. Omar Haji Mumin
68. Faisal Goran Hassan
69. Ahmed Abdillahi Jire
70. Ibrahim Khalil Hawadle
71. Abdikarim Hassan Maygag
72. Ahmed Suju
Liiska.Europe:
1. Ali Omer Yonis
2. Cabdicasiis Macallin Axmed
3. Hassan Haji Yaheen
4. Khadar Ali
5. Muse Mohamed Yousuf
6. Dayib Abdi Geele
7. Yousuf Dhamac Xassan
8. Nour Yousuf
9. Abdillahi Ibrahim Hassan
10. Mahamed Abdi Yasiin
11. Abdi Hurre Dualeh
12. Ahmed Cisman Aden
13. Farhan Ibrahim Yasiin
14. Cumar Maxamed Xoore
15. Mohamed Dahir Kheyreh
16. Abdihakim Sulub
17. Hashi Hussein
18. Hassan Hussein
19. Axmed Maxamed Yusuf
20. Cabdiqani Cismaan Xandule
21. Cabdilaahi Maxamed Cali – Suxufi
22. Xasan Huseen - Xasan Mataan
23. Guled Cabdi Sheekhaash
24. Ismacail Maxamed Gadiid
25. Cabdirisaaq Xuseen Balayax
26. Mukhtar Axmed Sh. Adan – Taysa
27. Yusuf Xuseen Cabdale
28. Siciid Axmed Yusuf
29. Mowliid Cumar Faarax - Kabo Yare
30. Cabdirashiid Cabdi MAxmed – Fiil
31. Maxamed Siciid Cagadable
32. Mustafe Xaaji Aadan
33. Siciid Maxamed Yusuf
34. Khadar Abokor Cabdilaahi
35. Yusuf Caawiye
36. Fu,aad Cabdilaahi Weerar
37. Maxamed Cumar Maygaag
38. Cabdi Cali Mahdi
39. Cabdikarin Ismacil Maxamed
40. Cabdi Abaadir Maygag
41. Cabdirahmaan Maxamed Qalib
42. Maxamed C/lahi Yasin
43. C/Salaan Cali Cilmi
44. Yusuf C/lahi Yasin
45. Maxamed A Gondleh
46. Rashid Cali Farah
47. Caydarus Ahmed Cali
48. Yasin Cabdi Dunad
49. Maxamud Maxamed Xassan
50. Xasan Xuseen
51. Cabdil Qaadir Cumar
52. Ibrahim Cabdilahi Cumar
53. Axmed Yusuf Cabdi
54. Abaadir Cali
55. Mustafe Maxamed Gadiid
56. Cabdiraxmaan Dalal
57. Cabdi Rashid Ismaciil
58. Cali Cabdi Ismaciil
59. Maxamed Cali Axmed
60. Maxamed Jamac
61. Cabdi shakur Axmed Yusuf
62. Yusuf Xuseen Yasiin
63. Maxamed Xaashi Maxamed
64. Yasin Nuur Warsame
65. Fahmi Axmed Cabdi
66. C/nuur Cismaan Xasan
67. Mustafe Warsame Axmed
68. Axmed Farax Cilmi
69. Saleeban Xusen Mooge
70. Cabdi Ismaciil Isaaq
71. Maxamed Axmed Xirsi
72. Cabdilaahi Xasan Cabdale
73. Amiin Cali Cabdi
74. Yusuf Ismaciil Xasan
75. Maxamed Maxamud Axmed
76. Yasin Farax Meecad
77. Axmed Xaji Xuseen
78. Yusuf Dhamac Xasan
79. Cabdi Casiis Faarax
80. Muse Cilmi Cabdi
81. Maxamed Cabdi Xuseen
82. Maxamed Cabdilaahi Wacays
83. Maxamed Ibraahim Xassan
84. Mustafe Cali Nuur
85. Cabdirashiid Nuur
86. Faarax Cali Yaxye
87. Maxamed Nuur Mooge
88. Cabdilaahi Ismacil
89. Xuseen Dayib
90. Cali Warsame Xassan
91. Maxamuud Hoori Cali
92. Maxamuud Cabdilaahi Kaahin
93. Cabdirashiid Xuseen Bookh
94. Kaahin Yoonis Buux
95. Cabdirasaaq Bulxan Maxmaed
96. Yasin Cumar Xirsi
97. Kaysar Yusuf Odawaa
98. Cismaan Nuur
99. Muxumed Qalinle Cilmi
100. Axmed Dahir Cilmi
101. Cabdiqadir Cali Qawdan
102. Nuur Cali Qawdan
103. Hannad Yaasiin
104. Iid Dahir Khayre
105. Maxamud Xaad
106. Cabdiwaaxid Sulub Mire
107. Maxamud Ilyaas
108. Ismaciil Maxamuud Maxamed
109. Khalid Cumar Maxamed
110. Maxamed Axmed Cali
111. Axmed Cali
112. Kayse Iimaan Ismacil
113. Idiris Xuseen Maxamed
114. Yusuf Kaahin Warfaa
115. Cabdiqani Muuse Daahir
116. Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed
117. Ahmed Osman
118. Hussein Ahmed Aided
119) Abaadir Cali
120) Abaadir Muuse Diiriye
121) Amiin Cali Cabdi UK
122) Axmed Cali UK
123) Axmed Ceydiid Cali UK
124) Axmed Dahir Cilmi UK
125) Axmed Farax Cilmi UK
126) Axmed Maxamed Yuusuf UK
127) Axmed Xaji Xuseen UK
128) Axmed xasan cali UK
129) Axmed Yusuf Cabdi UK
130) Bashiir Ciise UK
131) C/nuur Cismaan Xasan UK
132) C/Sallaan Cali Cilmi UK
133) Cabdi Abaadir Maygag UK
134) Cabdi Cali Mahdi UK
135) Cabdi Casiis Faarax UK
136) Cabdi Geerash UK
137) Cabdi Ismaciil Isaaq UK
138) Cabdi Koosaar Abokor UK
139) Cabdi Qaadir Cumar UK
140) Cabdi Rashid Ismaciil UK
141) Cabdi shakur Axmed Yusuf UK
142) Cabdi Yuusuf Cige UK
143) Cabdifataax Sixiic Axmed UK
144) Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed UK
145) Cabdikarin Ismacil Maxamed UK
146) Cabdilaahi daarood xasan UK
147) Cabdilaahi Ismacil UK
148) Cabdilaahi Maxamed Cali UK
149) Cabdilaahi Xasan Cabdale UK
150) Cabdiqadir Cali Qawdan UK
151) Cabdiqani Cismaan Xandule UK
152) Cabdiqani Muuse Daahir UK
153) Cabdirahamaan Xasan Cali UK
154) Cabdirahmaan Maxamed Qalib UK
155) Cabdirahmaan xasan cali Gaas UK
156) Cabdirasaaq Bulxan Maxamed UK
157) Cabdirashiid Cabdi Maxamed - Fiil UK
158) Cabdirashiid Nuur UK
159) Cabdirashiid Xuseen Bookh UK
160) Cabdiraxmaan Dalal UK
161) Cabdirikas Xasan UK
162) Cabdirisaaq Xuseen Balayax UK
163) Cabdiwaaxid Sulub Mire UK
164) Cali Cabdi Ismaciil UK
165) Cali Warsame Xassan UK
166) Caydarus Ahmed Cali UK
167) Cismaan Nuur UK
168) Faarax Cali Yaxye UK
169) Fahmi Axmed Cabdi UK
170) Fu,aad Cabdilaahi Weerar UK
171) Guuleed Cabdi Sheekhaash UK
172) Hannad Yaasiin UK
173) Ibrahim Cabdilahi Cumar UK
174) Idiris Xuseen Maxamed UK
175) Iid Dahir Khayre UK
176) Ismaaciil Cumar Xasan UK
177) Ismacail Maxamed Gadiid UK
178) Ismaciil Maxamuud Maxamed UK
179) Kaahin Yoonis Buux UK
180) Kaysar Yusuf Odawaa UK
181) Kayse Iimaan Ismacil UK
182) Khalid Cumar Maxamed UK
183) Maxamed A Gondleh UK
184) Maxamed Axmed Cali UK
185) Maxamed Axmed Xirsi UK
186) Maxamed baashe Awcali UK
187) Maxamed C/lahi Yasin UK
188) Maxamed Cabdi Xuseen UK
189) Maxamed Cabdilaahi Wacays UK
190) Maxamed Cabdillahi Yaasiin UK
191) Maxamed Cali Axmed UK
192) Maxamed Cumar Macaash UK
193) Maxamed Cumar Maygaag UK
194) Maxamed Ibraahim Xassan UK
195) Maxamed Jamac UK
196) Cabdillaahi Cabdi
197( Maxamed Mahdi cali UK
198) Maxamed Maxamud Axmed UK
199) Maxamed Nuur Mooge UK
200) Maxamed Siciid Cagadable UK
201) Maxamed Xaashi Maxamed UK
202) Maxamed X. Cali UK
203) Maxamed Yuusuf Cali UK
204) Maxamed Yuusuf Cumar UK
205) Maxamud Ilyaas UK
206) Maxamud Maxamed Xassan UK
207) Maxamud Xaad UK
208) Maxamuud Axmed Xaaji UK
209) Maxamuud Cabdilaahi Kaahin UK
210) Maxamuud Hoori Cali UK
211) Maxamuud Maxamed Sheekh UK
212) Mowliid Cumar Faarax - Kabo Yare UK
213) Mubaarik Xasan Tamuuje UK
214) Mukhtar Axmed Sh. Adan - Taysa UK
215) Musatefe Daauud UK
216) Muse Cilmi Cabdi UK
217) Mustafe Cali Nuur UK
218) Mustafe Ceydiid Cali UK
219) Mustafe daahir Barkhad UK
220) Mustafe Maxamed Gadiid UK
221) Mustafe Warsame Axmed UK
222) Muxumed Qalinle Cilmi UK
223) Nuur Cali Qawdan UK
224) Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi UK
225) Rashid Cali Farah UK
226) Saleeban Xusen Mooge UK
227) Shuuqi sanyare xaaji cali UK
228) Siciid Axmed Yusuf UK
229) Siciid Maxamed Yusuf UK
230) Siciid Yuusuf Cumar UK
231) Xasan Huseen - Xasan Mataan UK
232) Xasan Xuseen UK
233) Xuseen Axmed Ceydiid UK
234) Xuseen Dayib UK
235) Yasin Cabdi Dunad UK
236) Yasin Cumar Xirsi UK
237) Yasin Farax Meecad UK
238) Yasin Nuur Warsame UK
239) Yusuf C/lahi Yasin UK
240) Yusuf Caawiye UK
241) Yusuf Ismaciil Xasan UK
242) Yusuf Kaahin Warfaa UK
243) Yusuf Xuseen Cabdale UK
244) Yusuf Xuseen Yasiin UK
245) Yuusuf Cabdillaahi Yaasiin UK
246) Siciid Maxamed Cumar UK
247) Idiris Garow Diiriye UK
248) Maxamuud Cabdi Aadan UK
249) Maxamed Handulle UK
250) Khadar Cabdi Jaamac UK
251) Axmed Maxamuud wayab UK
252) Cabdirahamaan Maxamed UK
253) Axmed Xaaji Xuseen Cumar UK
254) Maxamed Cabdillaahi Xuseen UK
255) Xamse Xasan Muuse UK
256) Mustafe xaaji Nuur UK
257) Axmed Ismaaciil Cumar UK
258) Carab Guuleed UK
259) Macamuud Cali UK
260) Maxamed Aadan Xasan
Liiska Norway:
1. Ahmed Abdullahi Obsiye
2. Jama Ali Osman
3. Omar Darood Hassan
4. Mohamed Egeh Cute
5. Abdulqadir Odowa Awale
6. Mohamed Yousuf Guleid
7. Abdisalam Aw Isse Maaweel
8. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse
9. Mohamed Tahar Sulub
10. Isse Farah
11. Ali Abdillahi Bulhan
12. MoAhmed Maaweel
13. Ibrahim Daud
14. Ismail Cadduur
15. Mustafa Tahar Sulub
16. Abdirahim Omar
17. Mohamed Difoo
18. Mohamed Abdillahi Cade
19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)
20. Awal Ahmed Abdullahi
19. Abdi-amin Dahir Abdullahi
20 Ahmed Jibril
21. Mohamed Ahmed Ali
22. yousuf Mouse
23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)
24. Abubakar Haybe
25. Ahmed Ibrahim Ainan
26. Abdirasak Ibrahim Ainan
27. Ismail Osman Otorosee
28. Hamsa Foodyacay
29. Hussein Omar
30. Ismail Qase
31. Hassan Looyar
32. Abiib Abdillahi
33. Ahmed Hashi
34. Abdillahi Mohamed Ali
35. Sulub Ismail H. Warsame
36. Mubaarek Sharif Ali-abuu-shanaf
37. Abdi Nur (Dheereeye)
38. Abdiqadir Ibrahim Ainan
39. Hassan yousuf Guleid
40. Awil Ahmed Geele
41. Abdullahi Sh. Daud
42. Abdillahi Darod Hassan
43. Abdi Koosaar Awad
44. Mohamed Koosar Awad
45. Mohamed Habarwaa
46. Axmed Mohamed Madar
47. Sulieman Mohamed Obsiye
48. Khalid Xassan Tamuuje
49. Mukhtar Aliyare
50. Mohamed Omar (Bensel)
Dalalka Khaliijka:
1) Abdi Yonis Xaad
2) Ali Muse Xaaji Yousuf
3) Axmed Xussein Ismaciil
4) Khadar Digaale Saciid
5) Aden Sulub Ciise
6) Saleebaan Yousuf Maxamed
7) Cabdillahi Cali Yaxeen
8) Faisal Jibriil Saleebaan
7) Maxamed Kenadiid
8) Saciid Yousuf Hurre
9) Faysal Maxamed Caydiid
10) Xussein Aw-Maxamoud Yousuf
11) Xassn Aw-Ismaciil
12) Cabdihadi Jamac Cilmi
13) Ismaciil Cabdi Bacad
14) Cabdi Xirsi
15) Axmed Mohamed Geelle
16) Fuad Cabdiraxman Muxumed
18) Abshir Cabdillahi Xassan
19) Cabdillahi Maxamed Ismaciil
20) Axmed Yousuf Jamac
21) Xassan Faarax Caalin
22) Cabdi Maxamed Aden
24) Cabdi Maxamoud Digaale
25) Dayib Cismaan
26) Waliid Taanishle
27) Maxamed Yousuf Cabdi
28) Maxamoud Jamac Gadhyare
29) Saciid Yasiin Samater
30) Axmed Maxamed Cisman
31) Cabdillahi Cabdi Cadaani
32) Axmed Muxumed Ducaale
33) Ismaciil Baruud
34) Cabdiraxman Cali Jaamac
35) Ahmed Cabdiraxman Cumar-Xaashi
36) Abdirazaqa Axmed Hurre
37) Khadar Barre Axmed
38) Ahmed Ibrahim Hassan
39) Adam Abdi Farah ( Mandeeq)
40) Muse Ahmed Jama
41) Koos Maxamed Hayaan
42) AHMED OMER ABDILLAHI [GURAY DALOLDHO]
43) ISMAIL MUSE JAMA [DANIYEH]
44) AHMED OMER GARAACATO
45) -MOHAMED ABDI BIKEE
46) YASSEIN XASAN XARUURI
47) MAHAMED ABDI SARHAYE
48) SAEED MUSE ILDAB
49) MOHAMED ABDI BIIRSHE
50) DAUD JAMAC COOMEY
51) Fuad Xaaji Carab
52) Cumar Gahayr
53) Jamac Ibrahim Guuleed
54) Ibrahim Muse Diini
55) Mohamoud Hussein Ismail
56) Maxamed Xirsi
57) Rashid Cabdi Garaw
58) Cabdillahi Mahdi Ibrahim
59) Ahmed Carab Xassan
60) Sacmaal Cabdi Xabashi
61) Maxamed Xassan Gaxnoug
62) Cali Cabdillahi
63) Ahmed Mohumed Ducaale
64) Ahmed Maxamed Dualeh
65) Cabdi Muxumed
66) Liibaan Bare Awgaab
67) Cabdi Balayax
68) Ahmed Cabdallah Cige
69) Jiciir Xaaji Xussein
70) Hussein Ahmed-yasiin Cumar Xaashi
71) CAbdiraxman Maxamed Xussein
72) Ahmed Muse (Germal)
73) Omer Taanishle
74) Cabdillahi Cali Kaariye
75) Cali Xassan Cali Mataan
76) Sulub Cabdillahi Guray
78) Xassan Warsame
79) Maxamoud Gaas Cali
80) Ismaciil Xussein Kharbud
81) Noux Cumar Xussein
82) Axmed Ismaciil Ibrahim
83) Khadar Axmed Ismaciil
84) Farax Xassan Shirwac
85) Taha Cabdullah Farax
86) Cali Axmed Cali
87) Xussein Libaax Buureed
88) Faysal Xussein Askar
89) Saciid Cumar Badmax
90) Abdiraxman Habane
91) Cabdillahi Qawdhan
92) Ismaciil Maxmoud Saciid
93) Cabdi Xaashi
95) Cabdi Yonis
96) Yasiin Yousuf Xisris
97) Nour Mohamed Farah
98) Xassan Maxamed (Khumaini)
99) Abdirahman Shukri
100) Axmed Maxamoud Gaab
110) Cabdo Adam Guray
111) Saxardiid Cabdi Badawi
112) Maxamed Cabdi Badawi
113) Axmed Galas
114) Cabdilahi Cadhoole
115) Axmed Ismaciil (Dhabadhabo)
116) Muse Ismaciil Xaashi
117) Ismaciil Cabdi Cilmi
118) Rashiid Cumar Dahir
119) Col.Cabdillahi Axmed Barre
120) Cabdiraxman Maxamed Yey
121) Saciid Yasiin Samatar
122) Cumar Xussein Aden (Jarram)
Guul iyo Gobanimo











